Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Madaxweyne Lafta-Gareen

Xildhibaanada Dawlad Gobolkeeda Koonfur-Galbeed ayaa Muddo Kordhin u sameeyay Madaxweynae Lafta-Gareen iyo waliba Gudoomiyaha Baarlamaanka kadib Kal-fadhi ay yeesheen.

87 Mudane ayaa soo xaadiray Kal-fadhiga maanta iyada oo uu Godoomiyaha Baarlamaanku furay kal-fadhiga.

Xildhibaanada Dawlad Gobolkeeda Koonfur-Galbeed ayaa Muddo Kordhin u sameeyay Madaxweynae Lafta-Gareen iyo waliba Gudoomiyaha Baarlamaanka kadib Kal-fadhi ay yeesheen.

Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa go’aamiyay in madaxweyna Cabdicasiis Laftagareen loogu daro muddo hal sanno ah, si la isku waafajiyo doorashooyinka baarlamaanka iyo midda madaxweynaha.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa muddo sanad iyo bilo ah hogaaminayay maamulka Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*