Wadankii Ugu Horeeyay Oo Si Rasmi U Aqoonsanaya Madaxbanaanida Somaliland.

Dalka Turkey-ga ayaa noqday Wadankii Ugu Horeeyay Ee Caalami Ah Ee Si Rasmi ah u Aqoonsanaya Madaxbanaanida Dalka Somaliland sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay.

Dalka Soo koraya ee Somaliland ayaa Ka Go’day Somalia Inteeda Kale 18 bishii May sanadkii 1991 iyada oo Dawlad Madaxbanaan ah muddo ku dhaw 30 sano.

Somaliland ayaa muujisay Dimuqraadi iyaga oo doorasho Madaxbanaan qabsada hal mar 4-tii sanaba sidoo kale leh Dastuur iyo dawlad iskeed isku maamush.

Si kasta ha ahaatee Somaliland ayaan lahayn Aqoonsi caalami ah iyada oo lagu tiriyo dalka Somalia tan ilaa markii ay madaxbanaanidooda la soo noqdeen.

Laakiin arintaas ayaa u muuqata mid haatan is badalaysa iyada oo uu Dalka Turkey-gu noqon doono wadankii ugu horeeyay ee Somaliland u aqoonsan doona wadan Madaxbanaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*