Ciidanka Sida Gaarka Ah U Tababaran Somalia Ee Haramcad Oo Laga Saarayo Galmudug.

Ciidamada Sida Gaarka Ah U Tababaran Ee Haramcad Ee Ku Sugnaa Galmudug ayaa la sheegayaa in laga kaxayn doono Galmudug Sida uu sheegay wasiirka Wasiirka Amniga ee gobolka.

Ciimada Haramcad Police oo uu tababaray Dalka Turkey-ga ayaa ku sugnaa Galmudug muddo waxana haatan la sheegayaa in dib loogu celin doono magaalo madaxda Somalia ee Muqdisho.

Wasiirka Amniga Gobolka Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Galmudug ay joogi doonaan kaliya ciidanka Booliska ah ee gobolkaas.

Ciidamada Sida Gaarka Ah U Tababaran Ee Haramcad Ayaa joogay bilihii ugu dambeeyay Galmudug si ay u sugaan amaanka Gobolkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*