DEG-DEG: Qorrax madoobaad Laga Dareemay Qaybo Ka Mid Ah Adduunka

Qayb ka mid ah Adduunka ayaa maanta laga arkay Qorrax madoobaad kadib markii ay soo baxday Qorraxdu ka hor inta ayna madoobaan oo ayna is badalin.

21 bisha June sanad walba waxa jira wadamada qaar arka cad-ceed madoobaadka waxana sanadkan laga arkay wadamo aad u badan oo ka tirsan qaarado kala duwan oo adduunka ah.

Qorrax madoobaadka ayaa laga arkay wadamo badan oo kala ah Shiinaha, Bartamaha Afrika, Koongo, Itoobiya, Hindiya, Somalia, iyo Pakistan.

Koonfurta iyo bariga Yurub iyo Australia, dhanka kale, waxay goob joog ka noqon doonaan qorrax madoobaadka qeyb ahaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*