DEGDEG: Golaha wakiilada Somaliland Oo Kalsoonida Kala Laabtay Gudoomiyaha Xusbiga Mucaaridka Ah UCID Ee Faysal Cali Waraabe.

Golaha wakiilada Somaliland Ayaa Gudoomiyaha Xusbiga Mucaaridka ah ee Faysal Cali Waraabe ku eedeeyay in uu hadalo ka fogayn ah iyo Deel qaaf ah kula kacay beelaha Daga bariga Somaliland gaar ahaan Sool iyo Sanaag.

Golaha wakiilada Somaliland aya sheegay in laga bilaabo taariikha 30/6/2020 ayna Faysal Cali waraabe u aqoonsanayn in uu yahay Gudoomiye xisbi qaran.

Golaha Wakiilada ayaa intaas ku daray in ay gudidda diwaan galinta Asxaabta siyaasad ee Somaliland u gudbeeyn qoraal ay kaga dalbanayaan in laga qado masuuliyada gudoomiyanimo ee Xusbiga waddani.

Sidoo kale waxa ay u sheegeen cid walba oo Faysal cali waraabe u aragta gudoomiye in ayna wax wada shaqayn ah la samayn doonin.

Baarlamaanka Somaliland oo ku dhowaaqay Xil ka Qaadista Faysal ...

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*