Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Gudoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Togdheer.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Buuxi Cabdi ayaa Maxamed Diiriye Xayd u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer.

Maxamed Diiriye Xayd ayaa horay u soo qabtay xilal kala duwan isaga oo soo noqday Badhasaab ku xigeenka Burco halka uu sidoo kale soo noqday maayarka magaalada Burco halka uu sidoo kale xubin ka soo noqday Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta Wareegto Madaxweyne ku magacaabay Maxamed Diiriye Xayd in uu noqdo Gudoomiyaha 1-aad ee Gobolka Togdheer.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*