Madaxweynaha Somaliland Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Cusub

Madaxweynaha Somaliland ee Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay magacaabis iyo waliba xil ka qaadis xilli uu isku shaandhayn ku sameeyay dowladiisa kadib wareegto uu soo saaray.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa wareegtada ku magacaabay 6 Badhasaab oo uu u kala magacaabay Gobolada kala duwan ee Somaliland.

Masuuliyiinta la magcaabay ayaa kala ah :-

  1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf Guddoomiyaha Gobolka Awdal.
  2. Axmed Cismaan Xasan Cilmi Guddoomiyaha Gobolka Sanaag
  3. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale Guddoomiyaha Gobolka Saaxil.
  4. Axmed Cige Maxamed Geeddi Guddoomiyaha Gobolka Hawd.
  5. Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye Guddoomiyaha Gobolka Gabiley.
  6. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed Guddoomiyaha Gobolka Saraar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*