Puntland Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Ansixintii Gobolka Banaadir Loogu Ogolaaday Xubnaha Matalaya.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ugu dambayn Go’aan ka soo saaray Ansixintii ay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ku Ansixiyeen in Gobolka Banaadir 13 Xubnood ku yeesho Aqalka Sare.

Puntaland ayaa si Cad u diiday Arintaas kana soo hor jeeda kadib dood xasaasi ah oo ay wada qaateen Golaha Wakiilada Puntland maalmihiila soo dhaafay.

No photo description available.

Image may contain: text

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*