Wasiir Somaliland Ah Oo Xaqiijiyay In Laga Xanuunka Korona.

Wasiirka Maalgashiga Somaliland ee Maxamed Axmed Cawad ayaa xaqiijiyay In laga helay Xanuunka Korona sida uu xaqiijyay wasiirku.

Wasiirk Maxamed Axmed Cawad ayaa ah madaxdii ugu horaysay ee Somaliland laga helo xanuunka Korona Somaliland tan ilaa markii uu xanuunku ka bilowday dalka Somaliland.

Wasiirka ayaa sheegay inhaatan xaaladiisu fiicantahay kadib markii uu xaqiijiyay in laga helay xanuunka Korona.

Wasiirka ayaa bogiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in laga helay xanuunka Korona kadib markii baadhitaan lagu sameeyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*