Xusbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Hadlay Xidhitaankii Telefishannada Universal & Star Tv

Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga WADDANI mudane Maxamed Faarax Cabdi ayaa ka hadlay Xidhitaankii Lagu sameeyay Telefishanada Universal iyo Star Tv.

Xukuumada Somaliland ayaa la wareegay Xarumaha Telefishanada Universal iyo Star Tv kuwaas oo ay xukuumadu sheegtay in ay ku haystaan dambiyo ay ka galeen qaranka Somaliland.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo hadalka Xoghaya arimaha Gudaha Xusbiga Waddani

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*