Allahu Akbar, Daawo: Wixii Dhacay Markii Albaabada Loo Furay Maajidka Xaram-ka

Waxa maanta si Rasmi ah Albaabada loogu furay Masaajidka Barakaysan ee Xaram-ka ka hor Maalinta la bilaabanayo xaj-ka barakaysan.

Xaramka ayaa muddo dheer oo bilo ah xidhnaa sabab la xidhiidha xanuunka Korona iyada oo aanu masaajiku muddo dheer furnayn.

Maanta ayaa si Rasmi ah loo furay masaajidka iyada oo la helay muuqaal sidii ay dadku isku jeedheen markii albaabada loo furay xaramka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*