Daawo: Ayax Sida Roobka U Qabsaday Magaalada Hargiesa

Ayax aad u tiro badan ayaa ku habsaday magaalada Hargiesa maanta galabtii isaga oo cirka u qabsaday si weyn waliba saacado dul heehaabayay maagaalada.

Waa maalintii 3-aad ee uu Ayax qabsado magaalada Hargiesa 4-tii maalin ee ugu dambaysay xilli lagu jiro wakhti uu Ayax dhibay bariga Africa gaar ahaan gobolo Somaliland ah.

Ayaxan ayaa ahaa mid aad u badan kaas oo kolba meel u uruurayay ama u duulayay xilli uu raadinayay beero uu ku dago.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*