DEG-DEG: Dalka Taiwan Oo Si Rasmi Ah Looga Aqoonsaday Baasaboorka Somaliland

Dalka Taiwan Ayaa Si Rasmi ah u aqoonsaday baasaboorka Somaliland kaas oo lagu aadi karo dalkiisa halka markii hore qofka aadaya dalkaas uu u qaadan jiray baasaboorka Somalia.

Sidoo kale Taiwan oo ah dal ka madax banaan ayaa sidoo kale si Rasmi ah ugu dhaqaaqday in ay xafiis ka furan doonaan Somaliland halkaasna ka wada bilaabi doonaan wada shaqayn labada dhinac ah.

Wasaarada Arimaha dibada Taiwan ayaa bogeeda ku soo qortay in ay Somaliland la gashay heshiis labada dhinac ah halkaas oo ay iska kaashan doonaan waxyaabo badan.

Baasaboorka Somaliland ayaa ku sii badanaya wadamada adduunka iyada oo horay looga aqbalay dalalka UK, US, UAE, Malaysia Iyo Wadamo badan oo qaarada Africa Ah.

ImageImage

Image

1 Comment

  1. Congratulation President Bihi. After almost thirty years and four (4) presidents before you at last at your watch Taiwan who is not recognized by anyone in the world has fully recognized the RAINBOW

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*