Dowlada Somaliya Oo U Jawaabtay Beesha Caalamk-ka kadib Dhaleecayn uga Timid

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir ayaa fariin jawaab ah u diray beesha caalamka oo ka hadashay xil ka qaadistii Ra’iisal wasaaraha Somaliya Xasan cali khayre.

mudane Maxamed Cabdi Xayir oo arintaas oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Golaha Wasiirada Somaliya waxa ay Beesha caalam-ka ka codsanayaan in ay Ixtiraamaan Madaxbanaanida Dastuurka iyo Go’aanada ka soo baxa Haayadaha Dastuuriga ah ee dowlada”.

“Wixii Talo Ah ee ay hayaan Somaliya waa in ay u maraan waddoyinka Diblomaasiyadeeda”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*