Somaliland Oo Ugu Dambayn Joojisay Tubaakada Sida Weyn Looga Qalyay Ee LYFT

Wasaarada ganacsiga Somaliland ayaa Mamnuucday ama joojisay tubaakada sida Weyn looga qalyay maalmihii ugu dambeeyay ee lagu magacaabo LYFT ee horay loo ogolaaday.

Tubaakadan oo ay Dowlada Somaliland markii hore ogolaatay in la keeno Somaliland ayaa dhalisay muran badan kadib markii la ogaaday halista ay u leedahay caafimaadka.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad ayaa maanta soo saaray Wareegto uu si Rasmi ah ugu shaaciyay in lagu joojiyay tubaakada LYFT.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*