Qaabka Loo Qaabn Doono Doorashada Somaliland Oo La Kashifay.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa sheegay in doorashooyinka sanadkan ka dhici doona Somaliland ee Golaha wakiilada iyo Golaha deegaanku in ay noqon doonto sidii loo galay sanadkii 2005.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qayb galay qado sharaf uu kala qayb qaatay dhalinyarada xusbiga uu madaxweyne ku xigeenka ka yahay ee Kulmiye ayaa shaaca ka qaaday arimaha doorashooyinka.

Isaga oo arintaas ka hadlaya ayuu yidhi”Waxa inagu soo dhaw doorashooyinka, doorashooyinkaas waa kuwo la filayo in ay dhalinyaro cusub ku soo baxaan oo fursad helaan marka laga hadlayo golayaasha deegaanka”.

“Doorashada kadib markii 3-da Xisbi isugu tageen dhan walba ka rogeen waxa ay kaliftay in doorashada lagu galo sidii 2005”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*