DEG-DEG: Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Dawlada Federaalka Somaliya Xasan Cali Khayre Oo Xaqiijiyay In Uu U Sharaxanyahay Jaga Madaxweyne Ee Dawlada Federaalka

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dawlada Federaalka Somaliya ee Xasan Cali Khayre ayaa si Rasmi ah u xaqiijiyay in uu u sharaxnyahay musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha ee Dawlada Federaalka Somaliya.

Xasan Cali Khayre ayaa bogiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in uu haatan u taaganyahay musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha ee Dawlada Federaalka Somaliya.

Arintan ayaa imanaysa kadib bilo yar kadib markii laga casilay shaqada Ra’iisal wasaarenimo ee dawlada Federaalka Somaliya.

Baarlaanka Somaliya ayaa bishii June xaqiijiyay in ay kalsoonida kala laabteen Ra’iisal wasaare Xasan Cali khayre ka hor intii uuna isagu is casilin.

Hadaba qoraalkan Hoose Kaga Bogo waxa uu Xasan cali khayre ka yidhi musharaxnimada Jagada Madaxweyne ee Somaliya.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*