Ergada Ka Qayb Qaadan Doota Shirweynaha 4-aad ee xisbiga Kulmiye Oo La Ogaaday

Shirweynaha 4-aad ee xisbiga Kulmiye ayaa waxa ka qayb galayaa 1100 ergay, 870 ergay ayaa is diiwan geliyey, ergooyinka aan is diiwan gelin ayaa loogu baaqey in ay isdiiwan geliyaan,

Kaadhadhka shirweynaha ee ka qayb galkooda ayey qaadan doonan maalinta sabtida ah inta isdiiwangelisey sida uu sheegay xoghayaha guddiga qabanqaabada shirweynaha xisbiga  Kulmiye.

Shirweynaha 4-aad ee xisbiga ayaa soo dhawaanaya iyada oo la qaban doono bilowga bisha soo socota ee October iyada oo lagu qaban doono hudheelka maansoor ee magaalada Hargiesa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*