Ra’iisal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Fariin Diray Baarlamaanka Somaliya

Sharaf ayay ii tahay in madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ii magacaabay Ra’iisulwasaaraha dalka, waana aqbalay. Waxaan si xushmad leh u weydiisanayaa mudaneyaasha Golaha Shacabku in ay kalsoonidooda i siiyaan si aan u guto waajibaadkeyga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*