Somaliland Oo Beesha Caalamka Fariin Uga Dirtay Nidaamka Doorashooyinka Somaaliya.

Dawlada Somaliland ayaa gabi ahaan iska fogaysay in ay wax qayb ah ka tahay nidaamka doorashooyinka cusub ee ay ku heshiiyeen Dawlada Federaalka Somaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka ah.

Somaliland ayaa beesha caalmka u sheegtay in ayna ka qayb ahayn Somaliya waliba yihiin dal ka madax banaan Somaliya sidaas darteed ayna wax shaqo ah ku lahayn Nidaamka Doorashooyinka Somaliya.

Image may contain: text that says 'REPUBLIC OF SOMALILAND MINISTRY OFFOREIGN AFFAIRS& INTERNATIONAL COOPERATION JAMHUURIYADDASOMALILAND WASAARADA ARRIMAHA DIBEDA &ISKAASHIGA CAALAMIGA 21 September, WAR-SAXAAFADEED: maamulka taagta Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa gelinaysaa Qaramada midoobay, Midawga Africa, Midawga guud ahaan bulshada caalamka, Jamhuuriyadda yaraatee wax shaqo nidaamka doorashooyinka Somalia. Jamhuuriyadda Somaliland waxa darsatay cod xigeenka), may 1991 lasoo noqotay dawladnimadeedii Somaliland nidaam doorasho matalaysa golayaasha fulinta G/Wakiilada), dawladaha caalamka. darteed Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga digaysaa maamulka sheegashada yo riyada ee agu Ugu dambayn Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay war-gelinaysaa shacbiga somaliland feejignaadaan hagardaamooyinka cadawga jamhuuriyadda somaliland, islamarkaana jeestaan kasta oo isku gudubto madax somaliland. WebsitewwW.Somalilondmfa.com Emoil.comunitaton@somalilandmfa.com'

4 Comments

  1. ISAAQ LAND YOU ARE PARTY OF SOMALIYA.
    HADDII AAS AQOONSI RABRO KU DHAWAAQ ISAAQLAND OO KA KPOBAN
    HARGEYSA-BURCO-BER BERA- IYO INTA AY DEGTO BEESHA ISAAQ.
    ANAGAABA KU AQOONSAN LAAKIIN DEGAANO DAAROOD-DEGAANO SAMAROON-
    DEGAANO CIISE AYAAN LA GO,I TAA CIDINA KAA YEELI MEYSO.
    RUNTA WAA MUHIIM RUN ISU SHEEGA.
    VIVA SOMALI WEYN

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*