U Gaar Ah Ragga: Faa’iidooyinka Xaaska 2-aad U Leedahay Ragga.

Diinta Islaam-ka ayaa Ragga u ogol in ay guursadaan wax ka badan Hal xaas ugu yaraan 3 xaas inkasta oo sida caadiga ah Ragga inta badan kaliya guursadaan hal gabadh oo kaliya.

Laakiin waxa Jira Ragg badan oo Leh wax ka badan Hal xaas iyaga oo Raggaas ujeedooyin kala duwan ka leeyihiin arintaas.

Sababha kala duwan ee aan kor ku soo xusnay waxa xusid mudan in uu Ninku xaas 2-aad u samaysan karo arimo aasaasi ah, daruuri ah, daruuf dhaqameed iyo caqiido dartiis.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa faa’iidada ay Ragga u leedahay Xaaska 2-aad:

1.In Uu Ninku helo caruur aad u badan marka la eego in caruurta badan tahay mid ay dadka muslimiinta ah jecelyihiin.

2.In uu xaaska 2-aad caruur u dhasho hadii ay dhacdo in ay xaaska 1-aad wax caruur ah illahay kala siin waayo.

3.In uu Ninku ku raaxaysto kulanka sariirta xaaska 2-aad iyo waliba in uu helo guri uu ku nasto hadii ay xaaska 2-aad ku xumaato ama ay ugu raaxayn waydo kulanka sariirta waliba in uu iska furo uuna xal ahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*