Warbaahinta Dawladda Somaliland Oo Lagu Amray In Ay Si Dhex Ah Ugu Adeegaan Mucaaridka & Xukuumada.

Warbaahinta Dawladda Somaliland (Radio Hargeysa iyo SNLTV), ayaa hadda wixii ka dambeeyay qaab dhexdhexaad ah uga warrami doona wararka ka dhaca  gudaha Somaliland, muxaafid iyo mucaaridba. Sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Cabdinaasir Cumar.

Warbaahinta dawladda ayaa markii hore ku hadli jirtay afka xukuumadda hadba Somaliland ka talisa.

No photo description available.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*