Wasiirka Wasaarada Gacancsigaiyo dalxiiska Somaliland Oo Weerar Culus Ku Qaaday Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Sabab.

Wasiirka Wasaarada Gacancsigaiyo dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad oo xafiiskiisa kula hadlayay saxaafada ayaa eedo culus u soo jeediyay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay ku tartamayaan Kursiga gudoomiye ku xigeenka 4-aad ee xisbiga kulmiye.

Deg Deg:Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Eedo Culus u jeediyay Madaxweyne Seylici. Muxuu Daaranyahay Khilaafka Madacweyne ku xigeenka iyo Wasiir Saajin

Posted by Abdirahman Elsar on Wednesday, September 16, 2020

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*