Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedaymihii Maxamuud Xaashi.

Xisbiga talada Dalka Haya ee Kulmiye ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimid wasiirkii wasaarada Madaxtooyada Somaliland ee Maxamuud xaashi cabdi oo maalintii shalay xisbiga kulmiye u soo jeedeeyay eedaymo kala duwan.

Afhayeenka xisbiga Kulmiye Xasan maxamed cali gaafadhi ayaa ka jawaabay eedaymihii uu Maxamuud xaashi cabdi u soo jeediyay.

Xasan maxamed cali ayaa tilmaamay in ayna waxba ka jirin eedaymaha maxamuud xaashi cabdi sidoo kale sheegay in ayna jirin sharci sheegaya in hogaamiyenimada xisbiga lagu wareejiyo mxamuud xaashi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkan oo dhamaystiran:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*