Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Go’aanka Ay Warbaahinta Xukuumadu Si Siman Ugu Adeegto Mucaaridka & Xukuumada

Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigelinta Mudane Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa soo dhaweeyay Go’aanka Xukumadda ee ah in Warbaahinta Qaranka loo sinnaado

Xukuumada Somaliland ayaa dhawaan shaacisay in warbaahinta ay iska leedahay xukuumadu si isku mid ah ugu adeegi doonto xisbiyada mucaaridka iyo waliba xukuumada dalka haysa.

Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaana haatan si gacmo furan leh ugu soo dhaweeyay go’aankaas ay Xukuumadu qaadatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*