Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Heshiis Ka Soo Saaray Doorashooyinka Ka Dhici Doona Somaliland.

Saddexda Xisbi qaran ee Somaliland ayaa maanta shir ka qaaday dar-dar galinta doorashooyinka dalka ka dhici doona.

Masuuliyiinta saddexda Xisbi qaran ayaa ka dooday shuruudaha lagu xulan karo musharixiinta Golaha deegaanka iyo golaha wakiilada.

Shirka ayay ka soo bexeen laba qodob oo kala ah.

1.U Jeedada kulanka Xisbiyada qaranka Somaliland ayaa ahayd in la sii amba qaado dar-dar galinta Hawlaha doorashooyinka Golaha wakiilada iyo Golaha deegaan ee dhawaan dhici doona.

2.Saddexda Xisbi qaran waxa ay sidoo kale ka doodeen sidii ay Xisbiyadu u soo wada saari lahaayeen shuruudaha lagu dooran doono musharixiinta Golaha wakiilada iyo Golaha deegaanka ee somaliland.

3 Comments

  1. allsomali.net walaal maad iska tidhaahdaan xusbiyadii beesha isaaq halka aad ka leedihiin (Xusbiyo qaran) inlayn sadex nin oo ilma adeer ah ayaa iska lehe.

  2. Breaking News
    The prime Minister of Israel Natayahu annouced today that his government has recognized the breakaway from Somalia namely Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*