Xisbiyada Qaranka Somaliya Oo Weerar Culus Ku Qaaday Dawlada Federaalka Ee Uu Farmaajo Hogaamiyo.

Madasha xisbiyada qaran ayaa Maxdaxweyne Farmaajo ku tilmaamay mid kaligii talis ah maadama oo uuna wali soo magacaabin xukuumad cusub tan ilaa markii shaqada laga joojiyay Ra’iisal wasaarihii hore ee Xasan Cali Khayre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*