DEG-DEG: Baarlamaanka Somaliya Oo Ansixiyay Xukuumadii Uu Soo Dhisay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble

golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Somaliya ayaa maanta si Rasmi ah u Ansixiyay xukuumadda Ra’isul wasaare Maxamed Rooble kadib markii maanta la hor keenay Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka.

Goobta codaynta waxa yimid 188 xildhibaan kuwaas oo dhamaantood u codeeyay Ansixinta Xukuumada uu soo dhisay Ra’iisal Wasaaraah Somaliya ee Maxamed Rooble.

Xukuumada uu hogaamin doono Maxamed Rooble ayaa haatan bilaabanysa shaqooyinkooda iyaga oo ka shaqayn doona arimaha ay ka midka yihiin doorashada, amniga iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*