Dhalinyarada Burco Oo Fariin U Diray Madaxweynaha Somaliland Ee Muuse Biixi Cabdi.

Dhalinyarada ku noog mgaaalada Burco ee Gobola Togdheer ayaa warqad ay ku qoreen Fariin u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Muuse Biixi Cabdi.

Warqada ayaa loogu magac daray Booqashada Madaxweynaha iyo Baahida Burco iyaga oo ku xusay baahida iyo waxa ay u baahantahay Magaalada Burco.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo warqada ay Dhalinyara reer Burco u direen Madaxweynaha Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*