Lacagta Somaliland Oo Lagu Daray Liiska Lacagaha In Ka Kadan 180 Dal Oo Adduunka Ah.

Lacagta Somaliland ayaa lagu daray liiska lacagaha in ka badan 180 wadan, iyadoo lacagta Somaliland ay safka hore kaga jirto warbixinta lacagta ee dalalkaas.

Muuqaalka ayaa isbarbar dhigayaa ku dhowaad dhammaan lacagaha adduunka in ka badan 18 lacag iyo wadamada laga isticmaalo.

Lacagaha ayaa waliba mid walba lagu sarifayaa lacagta Dollar-ka Maraykanka inta ay ku noqonayso

Talaabadan ayaa ah talaabo kale oo ay Somaliland u qaaday aqoonsi caalami ah oo ay ka hesho beesha caalam-ka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*