Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis U Fidiyay Xildhibaan Ka Tirsan Somaliya Oo Ka Soo Jeeda Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay Maxamed cumar Carti Qaalib kaas oo xildhibaan ka ah Dalka Somaliya laakiin ka soo jeed Somaliland.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa soo saaray warqad uu cafis ugu fidiyay Maxamed cumar Carti Qaalib kaas oo horay uga soo hor jeeday Midnimada Somaliland.

Maxamed Cumar Carte Qaalib, Raysal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya haatanna ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*