Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Isku Shaandhayn Ku Samayn Doona Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo waramayaa in uu is badal iyo isku shaandhayn ku samayn doono Golihiisa wasiirada.

Masaxweyne Biixi ayaa la sheegayay in uu sugayay Dhamaadka Shirweynihii KULMIYE ee la qabtay waxana uu haatan bilaabayaa isku shaandhaynta Golihiisa wasiirada.

Madaxweyne Biixi ayaa la sheegayaa in uu samayn doono isku dhaandhayntii ugu weynayd intii uu hogaaminayay Somaliland.

Sidoo kale Madaxweyne Biixi ayaa la sheegayaa in uu doonayo in uu kordhiyo tirada Golaha wasiirada oo haatan ah 32 wasiir iyo ku xigeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*