Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo U Mahad Celiyay Shacabka Gobolka Togdheer, Kana Hadlay Kufigii Ka Dhacay Burco.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa bulshada Gobolka Togdheer uga mahad celiyay qaabkii fiicnayd ee loogu soo dhaweeyay isaga iyo waftigii uu hogaaminayay.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale ka hadlay kufsigii ka dhacay Magaalada Burco isaga oo sheegay in la dar-dar galiyo in la helo dambiilihii ka dambeeyay.

Hadaba Muuqaalkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Madaxweyne Biixi kaga hadalay arintaa:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*