Masuuliyiin Cusub Oo Loo Doortay Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland

Waxa si Rasmi ah loo doortay masuuliyiinta cusub ee hogaamin doona xidhiidha kubada cagta Somaliland 4-ta sano ee soo socotoa.

Doorashada masuuliyiinta cusub ayaa imanaysa todobaad ka hor bilaabashada tartanka maamul Goboleedyada Somaliland oo bilaaban doona 28 bishan.

Hadaba Doorashada masuuliyiinta cusub ee xidhiidhka kubada cagta Somaliland ayaa u dhacday sida tan hoos ku xusan:

Gudoomiyaha Cusub Ee Xidhiidhka Kubadda Cagta JSL Fuaad Axmed Cali

:-Gudoomiye Ku-Xigeenka Cusub Ee Xidhiidhka Kubadda Cagta JSL Khadar Xuseen Jaamac (Khadar Jiilaal)

:-Xubin Maxamed Yuusuf X. Cabdikariim

:-Xubin Samaroon Cabdilaahi Cilmi

:-Xubin Maxamuud Abokor Shoodhe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*