Shacabka Reer Somaliland Oo Mudaharaadyo Kaga Soo Hor Jeestay Hadalkii Uu Madaxweynaha France Ku Aflagaadeeyay Nebi Maxamed {NNKH}

Dalka Somaliland gaar ahaan magaalada Burco ayaa sameeyay Mudaharaadyo lagaga Soo Horjeeda Hadalkii Madaxweynaha Faransiisku ku aflagaadeeyey Nebi Maxamed {NNKH}.

Madaxweynaha Dalka France ayaa dhawaan Aflagaadeeyay Nebi Maxamed {NNKH} Sidoo kale Argagixiso ku tilmaamay diinta Islaam-ka.

Dhamaan dalalka Muslimiinta adduunka oo dhan ayay ka socdaan mudaharaado looga soo hor jeedo hadalka Madaxweynaha France.

Qaar ka mid ah Ganacsatahay Magaalada Burco ayaa balan qaaday in ayna soo iibsan doonin dhamaan alaabaha iyo waxyaabaha kale ee lagu sameeyo dalka france.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*