Somaliland Oo Fasax Siisay Shaqaalaha Dawlada+ Sababta

Xukuumada Somaliland ayaa dhamaan haayadaha shaqaalaha dawada Fasax siisay maalinta Khamiista sabab la xidhiidh in ay maalinta Khamiista oo ku beegann 29/10/2020 ku beegantahay maalinta Dhalashada Nabi Muxammed N.N.K.H.

Halakan hoose Ka Akhriso warqada ay soo saartay Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo ku muujisay fasaxa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*