Somaliland Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saarttay Cafiskii Uu Madaxweyne Muuse Biixi U Fidiyay Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Somaliya.

Xukuumada Somaliland ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay cafiskii uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u sameeyay Siyaasi Maxamed Cumar Carte Qaalib.

Maxamed Cumar Carte Qaalib oo ka mid ahaa xildhibaanada Somaliya sidoo kale horay u soo noqday Ra’iisal Wasaare Somaliya ah ayaa shalay yimid dalka Kadib markii uu Madaxweyne Muuse Biixi Cafis u fidiyay.

Halkan Hoose Kaga Bogo Warsaxaafadeedka Somaliland ka soo saartay cafiska Maxamed Cumar Carte Qaalib

Image may contain: text

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*