Wax Ka Ogow Liiska Gobolada Ka Qayb Gali Doona Tartanka Koobka Gobolada Somaliland.

Waxa si aad ah u soo dhawaanaya tartanka sida weyn looga sugayo Somaliland ee koobka Gobolada kaaso 28 bishan ka furmin doona garoonka Hargiesa Staduim.

Tartanka oo aan dhawr sano la qaban ayaa mar kale laga qaban Doonaa Somaliland iyada oo ay koobka ku dagaalami doonaan Gobolada Somaliland ee kala duwan.

Tartanka oo ah mid si xiiso iyo xamaasad leh loo sugayo ayaa la filayaa in uu bilowdo dhawr todobaad kadib waxana ka mid ah tartamo kala duwan.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa Liiska Gobolada u tartami doona koobka kubada cagta Gobolada Somaliland Sanadkan 2020.

Tartanka ayay u dagaalami doonaa 14 Gobol oo ka tirsan Somaliland kuwas oo bishan haatan lagu bilaabi doona dagaalka ay ugu jiraan tartanka.

Hadaba sawirkan hoose kaga bogo Liiska 14-ka Gobol iyo waliba calaamada Gobol walba ee ka qayb gali doona tartanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*