Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Soo Bandhigay Shaqaale Ka Tirsan Shaqaalaha Dawladda Kana Mid Ah Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE.

Xoghayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme oo soo bandhigay 20 shaqaale ah oo ku jira liiska Golaha Dhexe ee Kulmiye.

Bilowgi bishan haatan lagu jiro ee October ayaa la qabtay shirweynihii 4-aad ee Xisbiga talada dalka Haya ee Kulmiye iyada oo la doortay Gole dhexe oo cusub iyo wlaiba Hogaamiyayaasha Xisbiga ee sanadaha soo socda.

Maxamed Sidiiq Dhamme oo ah Xoghayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga WADDANI in aanu Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu dhex u ahayn shaqaalaha uu maamulo oo shaqaalaha Kulmiye aanay ishiisu qabanayn shaqaalaha si uun aragti mucaarad u qorana markaba uu eryayo.

Isaga oo arintaas ka hadlaya ayuu Yidhi:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*