DEG-DEG: Qarax Ay 6 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Af-hayeenka Booliska Somaliya ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 6 qof ku dhinteen weerar is miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Af-hayeenka oo ayaa sheegay in Nin isku xidhay Bam uu isku qarxiyay meel ku dhaw maqaaxi Xerada tababarka General Kahiye Police Academy.

Maqaaxida ayaa ku taala Degmada xamar jab-jab waxana Ku dhaawacmay 8 qof oo kale kadib markii uu Ninku Is qarxiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*