Musharraxa Madaxweyne ee Somaliya Hassan Ali Khaire Oo Raali Galin Siiyay Dhigiisa Cabdiraxman cabdishakuur Warsame

Musharraxa Madaxweyne ayaa Somaliya Hassan Ali Khaire Oo Raali Galin Siiyay Dhigiisa Cabdiraxman cabdishakuur Warsame sida uu ku xaqiijiyay bogiisa Facebook-ka.

Hassan Ali Khaire ayaa bogiisa Facebook-ka ku soo qoray Qoraalka Hoos ku qoran:

“Waxaan caawa hoygiisa ku soo booqday hogaamiyaha xisbiga wadajir, ahna musharrax madaxwayne ee jamhuuriyada federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxman cabdishakuur Warsame, halkaas oo aan si walaaltinnimo ku dheehantahay isugu soo qalbi xaarannay”

“Waxaanan ka raalli galiyay dhibkii 17kii December 2017 isaga iyo ilaaladiisa kasoo gaaray dhacdadii ka dhacday hoygiisa”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*