Tartanka Gobolada: Somaliland Oo Ganaaxyo Culus Dusha Ka Saartay Xiddigaha, Tababarayaasha & Masuuliyiinta Xulka Gobolka Hawd Kadib Qalalaasihii Shalay.

Gudida anshaxa Ciyaaraha Somaliland ayaa ganaaxyo adag dusha ka saaray xulka gobolka Hawd kadib dhibaatadii ay ka gaysteen kulankii dhexmaray Hawd iyo daad-madheer kulan ka tirsanaa kulamada kubada cagta Somaliland.

Gudida aya ganaaxyo isugu jira ganaax dhanka ciyaarista iyo waliba lacag ah dusha ka saartay qaar ka mid ah xiddigaha xulka iyo tababarayaasha iyo waliba xidhiidhka kubada cagta Haw.

Hadaba warqadahan hoose kaga bogo go’aanada culus ee lagu ganaaxay Gobolka hawd:

Image

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*