Tigreeg-ga Oo Qaaday Talaabo Ay Ku Joojinayaan Ciidamada Itoobiya Ee Ku Socda Caasimadooda, Maxay Sameeyeen.

Ciidamada Tigray ayaa lagu soo waramayaa in ay bilaabeen duminta Biriijyada gala magaalada caasimada u ah ee Mekelle si ay uga hor istaagaan in ay ciidamada Itoobiya galaan.

Ciidamada Dawlada Federaalka ayaa dhankooda horumar ka sameeyey dagaalka saacadihii la soo dhaafay iyaga oo qabsaday gobolo badan oo Tigray ah.

Laakiin Ciidamada Tigray-ga ayaa bilaabay in ay dumiyaan Biriijyada gala magaalada caasimada u ah ee Mekelle si ayna ciidamada Federaalku u galin.

Shabakada Aljazeera ayaa sheegtay in ay ciidamada Tigray-gu duminayaan dhamaan biriijyada gala magaalada Mekelle taas oo ay doonayaan in ay ku joojiyaan horumarka ciidamada dawlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*