U Gaar Ah Ragga: Maka Mid Tahay Adigu? Waa Maxay Sababah Ay Ragga Qaar U Doorbidaan In Ay Guursadaan Gabadh Buuran.

Waa Maxay Sababta Ragga Qaarkood u doorbidaan in ay guursadaan Gabadh Buuran, Gabadhaha dhuu-dhuuban ayaan ahayn kaliya kuwa ku guulaystay soo jiidashada Raggga.

Gabadhaha buur-buuran ayaa sidoo kale leh soo jiidasho ay Raggu ka helaan sidaas darteed waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa sababaha ay Ragga qaarkood u doorbidaan guuriga Gabdhaha buur-buuran.

1.Quruxdeeda:

Gabadha Buuran ayaa leh qurux soo jiidata Ragga qaar waliba ku qancisa in uu xidhiidh la sameeyo.

2.Isla Weynaan La’aanta:

Gabadha Buur ayaa ah gabadh aan isla weynayn marka loo bar-bar dhigo dumarka dhuu-dhuuban mana ahan gabadh wax badan dalbata sidaas dareetd Ragga ayaa doorbida in ay xidhiidh la sameeyana waliba guursadaan.

3.Qalbi Fiicnaanteeda:

Dumarka buuran ayaa leh qalbi fiicna oo weyn iyo waliba daryeel sidaas darteed waxa ay ka mid tahay sababaha ay Ragga qaar doorbidaan in ay guursadaan gabadh buuran.

4.Daryeel badan:

Gabadha buuran ayaa ah mid ka daryeel badan kuwa kale waana gaabdh qalbi fiican waana sababta Ragga qaar doorbidaan in ay xidhiidh la sameeyaan.

5.jidhkeeda:

Qaar ka mid ah Ragga ayaa jecel Dumar buuran sababta oo ah waxa ay leedahay jidh dumar maadama inta badan Lagu raaxaysto jidhka gabadha buuran marka loo bar-bar dhigo kuwa kale sidaas darteed waxa ay doorbidaan in ay guursadaan Gabadha buuran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*