U Gaar Ah Dumarka : Hadii Arimahan Leedahay Nin Ku Rabo Ma Jiro Ee Dib Isugu Laabo

Dabeecado ay gabdho badan leeyihiin ayaa si weyn ragga

uga careysiiya xilli haweenka aysan dhab ahaan ka war hayn

,hadaba wax ka baro Dabeecadahaas.

Midda Carabka Dheer :

waa midda carabkeeda ka dhigta hub ay

ku weerarto ragga subax iyo galab , haddii arin yar oo ay xaq u

laheyd ninka uu ka gaabiyo roob kaga dhigta aflagaado

Midda Ganuunaca Badan :

wax ay ka mahad celineyso ma jirto ,

nolosheeda dhan dacwad iyo eed ayay ku dhameysataa ,

wanaag waliba oo uu ninka u qabtana waxa ay ka dhigtaa hal

bacaad lagu lisay .

Midda Areebada Ah :

ma daryeesho gurigeeda , ninkana kama

helo guriga wax uu ku il doogsado , mar waliba dhar wasaq iyo

timo waqooyi iyo koonfur u kala jeeda ayay kaaga hor imaaneysaa

Midda Hadalka Badan sidoo kale midda bakhiiladda ah ragga ma

jecla oo ninka aan siineyn caadifadda jaceylka waxaa badan wax

keenteeda waxaana yar bixinteeda .

Sidoo kale midda leh maseerka ka bad badiska ah iyo sida ragii

u dhaqanta ragga kumanaan mitir ayay ka sii fogaadaan ee

gabaryaheey taxadar yeelo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*