U Gaar Ah Lamaanaha: 4 Cunto Oo Disha Kulanka Sariirta, Iska Ilaaliya, Waa Waajib Idin Saaran Gudashada Kulanka Sariirta.

Kulanka Sariirta ayaa ah mid muhiim u ah nolosha lamaanaha is qaba waana muhiimada 1-aad ee ay tahay in ay labada qof lamaanaha ah ilaaliyaan.

Kulanka sariirta waa waajib saaran labada qof waliba ay tahay in uu mid walba ilaaliyo sidii uu u gudan lahaa waliba sida ugu fiican.

Waxa jira cuntooyin ay inta badan dadka somaliyeed isticmaalaan laakiin wax weyn u dhinta kulanka sariirta waliba si aad ah hoos ugu dhigta.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 4 cunto oo hoos u dhigta ama khatar galisa kulanka sariirta:

1- Qaxwada : cabista in ka badan laba koob oo qaxwa ah maalintii iyana waa ay yareeysaa.

2- Dufanka Aan Lagu Dhargin : arintaan ragga ayay u gaar tahay oo cunista hilibka la shiilay ee duban oo la badsado iyo cunooyinka warshadeysan iyana waxa ay yareeyaan shahwada

3-Sokorta: Sara u kaca heerka sokorta iyo hoos u dhaca dhiigga waxaa uu hoos u dhigaa heerka rabitaanka kulanka sariirta .

4-Hilibka Gaduudan : tani waxa ay keeneysaa in hormone-da aysan isu dheeli tirnaan taasi oo ugu dambeyn saameyn ku yeelaneysa heerka wax qabad ee kulanka saiirta .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*