U Gaar Ah Dumarka: 4 Arin Uu Ninku U Sameeyo Kaliya Marka Uu Jecelyahay Gabadha

Aad ayey u fududahay in la ogaado marka ay Gabdhu dareen jacayl kuu hayso laakiin way adagtahay in la dareemo Ragga sababta oo ah Ragga ayaa mar walba doona in ay dareenkooda xakameeyaan gaar ahaan marka ay si aad ah u hecelyihiin gabadha.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 4 arin oo uu Ninku kaliya u samayn doono gaabadha uu jecelyahay.

1.Waxa uu Kula wadaagayaa waxyaabaha aadka u fog ee ku saabsna Naftiisa, Ragga ayaa inta badan ah kuwo sirta qariya mana jecla in ay sheegaan laakiin hadii uu Jacayl dhab ah kuu qabo waxa uu kuu sheegayaa wax walba oo isaga ku saabsan.

2.Waxa uu samayn doonaa Astaamo qosol leh marka uu Nin kale kuu yeedho sabab la xidhiidha in uu ka masayrsanyahay ninka kuu yeedhay waxana ay muujinaysaa in uu jacayl kuu qabo.

3.Waxa uu doonayaa in uu mar walba wakhti kula qaato, ma jiro Nin walba oo Gabadh doonaya in uu wakhtigiisa siiyo laakiin hadii uu mar walba doono in uu kula joogo waxa iska cad in uu ku jecelyahay.

4.Mar walba wuu kula soo xidhiidhiyaa si uu u ogaado in aad caafimaad qabt

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*