U Gaar Ah Dumarka: Saddex Nin Oo Ayna Dumarku Waligood Ku Soo Noqon Wax Walba Oo Dhaca

Dumarka ayaa ah kuwo qalbi jilicsan waliba daacad ah oo aan inta badan ahayn sida Ragga kuwo qalbi adag waana sida uu Illahay u abuuray.

Laakiin waxa jira mararka qaar dumarku qaataan go’aan adag hadii khalad laga galo ama la dhibaateeyo oo uu qalbi jileecoodu meesha ka boxo.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 3 Nin oo ay Dumarku ku soo laaban waayaan hadii ay ka tagaan hadii uu kaliya xidhiidh bilow ah ka dhexeeyo ama ay is qabaan.

1.Ninka Ka Daba Hadla Wax Uu U Keenay:

Qodobka ugu horeeya ayaa ah in ay dumarku ku soo noqon waayaan Ninka hadal ka damba keena wax uu u keenay tusaale ahaan Hadiyada ama waxyaabo la mid ah.

2.Ninka Iyada Oo U Baahan Oo Jecel Ka Taga:

Hadii ay jirto gabadh si aad ah u jecel Nin waliba u baahan in ay noloshooda wadaagaan laakiin uu Ninkaas Gabadh kale ka doorto waxa ay keenaysaa in ay Gabadhu ku soo laaban waydo Ninkaas xitaa hadii uu isagu doonayo oo uu ku soo laabto waliba si dhab ah u jecelyahay.

3.Ninka Sabab La’aan Uga Aamusa:

Gabadha ayaan ku soo laaban ama aan xidhiidhka dib ula bilaabin Ninka isaga aamusa iyada oo ayna jirin wax sabab ah una jara xidhiidhka iyada oo ayna wax sabab ah jirin

1 Comment

  1. Mida 3aad waa tan hada iheysata kamana qomamenaayo sababto ah aniga go’an sade curerteyda inaan uradiyo Hooyo ubuxin karta 2da boos,kan Hooyonimo iyo kan Aabonimo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*