U Gaar Ah Ragga: 3 Arin Oo Dhici Doona Kaliya Hadii Aad Noloshaada Ku Haysto Gabadha Saxda Ah.

In uu helo Gabadha Saxda ah waa rabitaanka Nin walba, Gabadha fiican ayaa Nin walba dareensiisa macaanka Nolosha waxana uu Nin walba raadiyaa Gabadh fiican oo uu guursado Noloshana la wadaago,Waa Rabitaanka Nin Walb in uu helo gabadh fiican oo uu nolsha la wadaago.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 3 Arin Oo Aad Ku Ogaan Karto In Aad Heshay Gabadh Fiican Oo Nolosha Kula wadaagi karta.

1.Waxa aad ka sinaan doontaa ujeedka Nolosha:

Labada qof waxa ay Nolosha ka leeyihiin U jeed ay doonayaan in ay gaadhaan, Hadaba ay Gabadh kula wadaagto waxa aad nolosha ka doonayso waxa ay la macno tahay in aad heshay gabadh fiican oo nolosha kula wadaagi karta.

2.Waxa ay kaa caawinaysaa in aad wax cusub barato:

Aqoontu waa sida Bad weynta oo kale mana jiro qof uu Illahay abuuray oo wax walba garana sidaas darteed Gabadha Saxda a waxa ay kaa caawinaysaa in aad waxyaabo badan ka barato Nolosha adiga oo wax ka baran doona macnaha dhabta ah ee Nolosha farxada leh.

3.Xidhiidhkiina Oo Heer Sare Gaadhi Doona & Kalsooni Buuxda Oo Aad Ka Heli Doonto:

Kalsoonidu waxa ay door muhiim ah ka ciyaartaa Xidhiidhka, Waa in aad barato sida aad isugu kalsoonaan kartaan labadiinu nolosha, hadii aanad si aad ah u jeclayn gabadha way adkaan doontaa in aad ku kalsoonaato laakiin marka aad labadiinuba isku kalsoontihiin waxa ay noloshiina iyo jacaylkiinu noqonayaa mid adag mar walba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*